(Daawo Sawirro) Maxay ka wada hadleen Ing. Yariisow & Madaxda Waaxyaha G/Banaadir?

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay qeybta maamulka iyo Maaliyadda gobolka Benaadir, iyadoo warbixinno kala duwan looga dhegeystay agaasimeyaasha dakhliyada kala duwan oo soo bandhigay dakhligii soo xarooday sanadkii hore, si loo qorsheeyo dakhliga uu sanadkan ku howlgeli lahaa gobolka Benaadir. Mudane Yarisow ayaa … Continue reading (Daawo Sawirro) Maxay ka wada hadleen Ing. Yariisow & Madaxda Waaxyaha G/Banaadir?